Guddiga Gurmadka Abaaraha oo soo bandhigay xogta la xariirta abaaraha (Sawirro)

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha, Md. Cabbdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Md. Mahdi Maxamed Guuleed. Kulanka oo ay qayb ka ahaayeen, Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS, caafimaadka, tamarta iyo biyaha, wasiirul dawladaha xafiiska Raysalwasaaraha, agaasamiyaal … Continue reading Guddiga Gurmadka Abaaraha oo soo bandhigay xogta la xariirta abaaraha (Sawirro)